Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2009.03.12

Publicerat torsdag 12 mars 2009 kl 16.29
1 av 2
Warshadda quwadda korontada ee Ingalina.
2 av 2
Sacdiyo Maxamed Xusseyn, fannaanad soomaaliyeed. Foto: Ikram Hassan

Barnaamijka maanatan waxaad ku maqli doontaan:

  • Bulshada iswiidhen oo wax iska badaleen fikirkii laga qabay warshadaha quwadda korontada ee atoomka ku shaqeeya. 
  • Wadahadalkii u socday ururrada shaqaalaha ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan LO iyo SACO iyo ururka mulkiileyaasha oo lagu kala dareeray, markii leysku afgaran waayay.
  • Sacdiyo Maxamed Xuseen oo ku magac dheer Sacdiyo Fura iyo 8-da maarso, maalinta caalamiga ah ee haweenka.

  • Baarlamanka dalkan Iswiidhen oo shaleyto dood ka yeeshay ciidamadda dalkani u diri doono gacanka cadmeed, siday uga qeyb qaadan lahaayeen dagaalka lagula jiro burcad badeedda.
  • ”Svenssonliv, sida iswiidhishku u nool yihiin ayaa baaritaan lagu caddeeyey iney dhallinyaradu ku hamiyeyso.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".