Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2009-03-26

Publicerat torsdag 26 mars 2009 kl 15.46
1 av 2
Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tamarta
2 av 2
Kasoo qayb galayaashii shirka

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Wasiirka Isgaadhsiinta iyo tamarta Åsa Torstensson, oo baarlamaanka soo hor dhigtey go,aanka ay ka gaartey shirkada tareemada ee SJ da.
  • Shir ay iskugu yimaadeen aqoon yahano somaliyeed iyo masuulyiin sar sare ayaa shalayto lagu qabtay magaalada Stockholm,beerta Skeppsholmsgården. :
  • Kulan ay iskugu yimaadeen jaaliyadaha Somaliland kaa soo lagu qabtey duleedka magaalada Uppsala ee Dalka Iswiidhan. Waxaana ka wareey sanay guddoomiyaha Dalladda Jaaliyaddaha  Somaliland ee ISwiidhan, Zakeriya Waceeys.
  • Qaybtii labad ee wareey sigii wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Cabdillaahi  Ibraahim Cali iyoo booqashadiisii Iswiidhan.
  • Barnaamij aan dib idiin maqashiin doono ooku saabsan caawinaada layliga ama shao guriga.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".