Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2009-04-02

Publicerat torsdag 2 april 2009 kl 15.07
1 av 3
Laanta socdaalka
2 av 3
Thomas Östros, afhayeenka dhaqaalaha
3 av 3
Toorte

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

Xisbiga mucaaradka waa ssocialdemokraten oo dhaliilo dusha ka ga tuurey dawlada talada haysa. Kuna ee deeyay ineey masuul ka yahiin shaqo laanta oo kor u sii socota.

Madaxa hayada Barnombudsmannen Fredrik Malmberg oo dhalee ceeyay Laanta socdaalka siyaasadeeda ku wajahan caruurta.

Weeraro iyo handadaalo loo geeysto siyaasiinta dalkaan Iswiidhan oo qaar kamida ay shaqadoodii iskaga dhaqaaqeen.

Sharcigii guurka labadda dhadiga ama labada labkaa oo la ansixiyey shalayto dalkaan Iswiidha.

Aqoon yahan ka mida somalida dagan dalkaan Iswiidhan oo waalidiinta talo u haya.

Gabay ka mida boqolaalka gabey ee Saalah Carab.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".