Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbacada 2009-04-15

Publicerat onsdag 15 april 2009 kl 16.58
1 av 4
foto: Jessica Gow/scanpix
2 av 4
Capt. Richard Phillips
3 av 4
Abukar Albadri,saxuufi
4 av 4
Habka Cuntada saxdaa

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan

  • Wasiirka maaliyada ee dalkaan Iswiidhan oo baarlamaanka soo hor dhigey Maaliyadii Guga. .Xisbiyadda mucaaradka ayaa dhaliilo dusha ugua tuurey wasiirka iyo xukuumadiisaba.
  • Ciidamada bada ee Mareykanka ayaa ku guuleeystey badbaadadii Capt. Richard Phillips, oo ay niman  burcad-badeed Soomaaliya ku heysteen duleedka xeebaha Somalia.
  • Burcad- badeedda  oo caro ka muujiyey khasaarahii ka soo gaarey,  qafalshadii kabtanka mareykanka, ayaa u hanjabay ineey ka aargudan doonaan mareykanka iyo faransiiskaba. Waxaan ka wareey sanay saxuufiga madaxa banaan  Abukar Albadri
  • Cayilka badani waxa uu keeni  karaa cuduro badan,waxuuna leeyahay cimri dagdag. Waxaa kaloo lala xiriiri yaa ilmo laan. Hadaba maxaa u gudboon inii qofku sameeyo? Waa su’aal jawaabteeda aan ka bilaabeeyno cunista cuntada.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".