Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2009.06.03

Publicerat onsdag 3 juni 2009 kl 14.18
Qaxooti bannaanbax isugu soo baxay. Foto: Amun Abdullahi

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

Bannaanbax ka dhacay magaalada Istockholm, looguna doodayay xuquuqda qaxootiga soomaaliyeed ee dalkan ku dhaqan.

Ciidanka nabad sugidda oo shaaciyey in dhallinyaro iswiidhish ah qaarkoodna ka soo jeedaan asal ahaan soomaaliya ka qeyb qaataan howlaha argagixisada.

Kaarka aqoonsiga iyo dadyoowgii uu dhibaatada ka heystay oo la sahlay.

Su'aalo nooceeya ayey xoogga saarayaan xisbiyada mucaaradku, doorashada foodda innagu soo heysa ee lagu dooran doono xubnaha dalkan u meteli doona baarlamanka ururka midowga Yurub.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".