Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Influensa

Faayrus caalamka ku faafay

Publicerat fredag 12 juni 2009 kl 10.19

Waaxda caafimaadka ee heyadda Qaramada Miodwwdey ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan WHO ayaa shaleyto kor u qaadday heerkulka darajada, ama welwelka qandhada uu sababo faayruska A (H1N1), middaasina oo ey laantu gaarsiisay darajada lixaad ahan midda ugu sarreeysa.

Amuurtan ayaa lagu macneeyey iney qandhadani gaartay dhammaan qaaradaha uu caalamku ka kooban yahey, hase yeeshee aaney qandhadani ka halisneesneeyn kuwii hore.

Middaasi ayaa sidoo kale dardar gelineysa bilowga heshiiskii ey dawladda Iswiidhen wada galeen shirkadaha soo saara talaallada iney bilaabaan waarididda 18 malyuun ee daawadaa ey u soo gaarsiin lahaayeen dalkan. Iyadoona dhigga ugu horreeya uu dalka soo gaari doono muddo iminka ey ka dhiman tahey 12 illaa iyo 16 toddobaad.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".