Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xilka gudoomiye nimada midowga Yurub

La daabacay fredag 12 juni 2009 kl 08.27

Kulanka caalamiga ee ka qabsoomahaya dalka Danmar bisha Disember, kaas  oo uu hogaamin doono Ra'iisul Wasaaraha dalkan  Iswiidhan  Fredrik Reninfeldt, xooga ugu badan  saari doonaa arimaha ka hortaga waxyaabaha deegaanka dhaawaca. Arinkan oo ah mid muhiimad gaara uleh  dalalka reer Yurub iyo waliba caalamka intiisa kale. Arrinkaas waxaa sheegay  Lars-Erik Liljelund,uqaabilsanaha arrimaha cimilada Fredrik Reninfeldt.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".