Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Det brinner i Skogsbo och räddningsledaren uppmanar alla som befinner sig i området att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Dalarna.
(Publicerat idag kl 17.31)
Reinfeldt välkomnar Islands beslut

Reinfeldt oo soo dhaweeyey go’aankii Island

La daabacay fredag 17 juli 2009 kl 11.02
Reinfeldt oo dhaweyey go'aankii Island Foto Bertil Ericson / SCANPIX

Ra’iisal wasaaraha dalkan Iswidhan  Fredrik Reinfeldt ayaa waxaa uu soo dhaweeyey go’aanka dowlada Island ee go’aanka ku gaartay kuna dooneyso xubinimadeeda midowga Yurub.

Ra’iisal wasaaraha dalkan Iswidhan  Fredrik Reinfeldt ayaa waxaa uu soo dhaweeyey go’aanka dowlada Island ee go’aanka ku gaartay kuna dooneyso xubinimadeeda midowga Yurub.

”Waan soo dhaweynaa go’aanka ay Island ku gaartay iney xubin kaga noqoto bahda wadaagta Midowga Yurub, codsigan waana mid loo eegayo sida waafaqsan gshuruucada” ayuu yiri Reinfeldt isagoo ku sugan ruggta dowlada ee tallo bixinta.

Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Island ayaa doonaya in codsiga dowladiisa ay hortaalo marka wasiiradda arrimaha dibada Midowga Yurub ku kulmayaan dabayaaqada toddobaadka socda magaalada Brysel oo xarrun u ah dalkaasi Belgium. Dowladaha Yurub ayaa eegaya sida codbixinta loogu qaado codsiga dowlada Island ay ku dooneyso iney xubin ka ahaato Midowga Yurub.

Ma ahan dowlada Island oo keliya waxa horey u codsaday dowlo badan oo kamid ahaan jiray Yurubtii i Bariyo dalka Turkiga oo ilaa iyo haatan helin ogolaandaheeda xubinimo ee dalalka Yurub.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".