Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
nedskärningar psykvård

Dhimista daryeelka cudurada dhimirka

Publicerat måndag 20 juli 2009 kl 13.25
Qeeybta bisikaatariyadda ee Capio St Görans sjukhus, foto Björn Larsson

Xilliga xagaaga, ayaa hoos u dhac ku yimaadaa caawinaadii ay heli Jireen dadka xanbaarsan cudurada dhimirka, kuwaas oo dhaqaatiirtai iyo shaqaaliha dabiibi jirey boqolkiiba 30 ilaa 40 la dhimo. Arinkaan ayaa dhibaato u hor seeda bukaan socodka. Dhinaca kalana walwal ku abuurta qoysaskooda iyo qaraabadooda.

Sida ay sheegtay laanta wararka ee Ekot, dadyoowga la il daran cudurka nafsaaniga ah ee (bisikaatariyadda)loo yaqaano, ayaa ah mid aad u badan una baahan caawinaad badan. Balse maamulka gobolka ee caafimaadka u qaabilsan ee (landsting-ga) ayaa 12 kamida 14-kiiba albaabada u xira xilligga xagaaga, taas u horseeda marxalad aad u adag. Arrinkaan waxaa canbaareeyay urrurka u dooda xaquuqda bukaan socodka cuduraddamaskaxda gala, waxaana kamida gudiga urrurkaas Torsten Kindström, oo asagu sheegay ineey lakulmaan xagaa walba buxaan socod iyo qaraabadooda oo ka walwalsan hoos u dhimista daryeelka caafimaadka ee furan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".