Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Wefdi reer Somaliland ah oo soo gaaray Stockholm

La daabacay torsdag 23 juli 2009 kl 14.58
Wasiirka Axmed Xaaji Foto: Ikram Hassan

Wefdi gaaban oo hor kacayo wasiir ku xigeen Qorsheynta Somaliland Axmed Xaaji Cabid ayaa soo gaaray magaalada Stockholm ee caasimada dalkan Iswidhan.Hadaba ujeedada socdaalkooda iyo cida ay kulamo la qaateen ayaan ka wareysanay amuurtaasi, mar ay booqasho ku yimadaadeen daartan Radio Huset (Gollaha Raadiyowga).

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijkan oo maqal ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".