Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ciyaaraha kubadda cagta soomaalida Göteborg oo furmay

La daabacay torsdag 23 juli 2009 kl 15.15
Ciyaartooyda soomalida Göteborg Foto: Yoonis Khalif

Magaalada Göteborg oo caasimadda labaad ee dalkan ayaa iyagana waxaa ka furmay toddobaadii ciyaaraha kubadda cagta soomaalida Yurub ee loogu magac daray Eurosom, ciyaarahan oo ay shalay afar kooxood isku arkeen ayaa waxaa goob joog ka ahaa Axmed Faarax (Axmed Kaafi) oo ah weriye madax banaan degana magaaladaasi isaga ayaana nooga soo waramay sida ay ciyaarahaasi u dhaceen iyo guud ahaan furitaankooda.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".