Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Orsak till Rinkebybranden ännu oklar

Lama oga sababta dhalisay dabkii ka dhacay Rinkeby

Publicerat måndag 27 juli 2009 kl 17.25
Dabkii Rinkeby

Iyadoo weli aan la ogeyn sababta dhalisay dabkii ay ku riiqmeen qoys soomaaliyeed oo degan xaafada Rinkeby ee magaalada Stockholm oo xarrun u ah dalka Sweden, ayaa hadana dadka deegaanka iyo qoyskii ay ku dhacday musiibadaasi ay ku jiraan weli xaalad argagax leh. "Arrinta dhacday waa geeri culus oo aan dareemayo, hase ahaatee waxaad mooda in dadkii oo dhan ay ila qaateen, hase ahaatee waxaan u mahad celinayaa Allihii shalay isiiyey oorideydii iyo carruurteydii hadana uu ceshtay" ayuu yiri aabaha ay qosykiisa oo dhami ku geeriyoodeen dabkii xoogana ee habeenimadii axada soo galeysay ku qasbaday xaafada Rinkeby, wejigiisana laga dareemayey murugada iyo argagaxa saaran.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".