Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.
Flickan avled vid lunchtid i SK

Mid kamid ah gabdhihii ku dhaawacmay dabkii Rinkeby oo geeeriyootay

La daabacay tisdag 28 juli 2009 kl 15.14
Musiibadii dabka ee Rinkeby oo toddobo ruux galaaftay Foto:Britta Pedersen / Sanpix

Cisbitalka weyn ee Karolinska sjukhus waxaa ku geeriyootay maalintii talaadada aheyd gabar kamid ah dadkii ku dhaawacmay musiibadii dabka ee ka dhacday xaafadda Rinkeby ee magaaladan Stockholm. Gabadhan yar oo xaaladeedu aheyd halis islamarkaasina jiiftay qeybta koomada ama intensive car-ka ayaa u geeriyootay dhaawacii soo gaaray. Sidaasina waxaa wakaalada wararka TT u xaqiijiyey Christer Claesson oo ah mas'uul xagga saxaafada qaabilsan cisbitaalka Karolinska sjukhus ee magaalada Stockholm. Geerida gabadhana waxaa ay ka dhigeysaa ruuxii toddobaad oo qoyska musiibadaasi ku dhacday kamid ah oo geeriyoota.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".