Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
HD GRANSKAR DOM I HOVRÄTTEN - NYA RÄTTEGÅNGSREGLER FÅR KRITIK

Isbedelka hoowlaha maxkammadaha

La daabacay fredag 28 augusti 2009 kl 15.48
Xarunta maxkamadda sare ee Istockholm. Foto: Henrik Montgomery/Scanpix.

Maxkamadda rafcaanka ee Svea Hovrätt oo xabsi ku xukuntey toban sannadood eedeeysane ey horey oodda uga qaadey maxkamadda Degmadu. Xukunkaasina oo dhacey iyadoo aannu goob joog ka aheeyn xarunta maxkamadda ninkii dembiga lagu soo oogey.

Amuurtan ayaa suurtagal ey ka dhigtey xeerar cusub ee maxkammadduhu istcmaalaan wixii laga bilaabo bishii noveember ee sannadkii tagey. Xeerarkaa ayuu ka mid yahey in la duubo wareeysiyada lala yeelaneyo eedeeysana cajilad kuwa leeysak daawado ah, islamarkaana loo isticmaali karo kolka la qaadeyo maxkamadda rafcaanka.  

Go’aanka xukunka ninkan ee maxkamadda rafcaanku gaartey ayaa haddaba waxaa dhaleeceeyn ka muujiyey ururka ey leeyihiin qareemmadu iyo qaali maxkamadda ka hoowl gala, islamarkaana dib loogu eegi doono dacwaddaa maxkamadda ugu sareeysa.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".