Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
NYTT LJUS I SVENSKA HEM

Leeyrar cusub oo guryaha ka ifi doona

La daabacay tisdag 1 september 2009 kl 12.48
Leeyrarka la mamnuucay

Maanta oo salaasa ah, koowda bisha sebteember ayaa ku ek iibinta nalalka horey loo isticmaali jirey oo ey ka mid yihiin kuwa caadiga ee awooddoodu tahey 100 Watt iyo wixii kor u dhaafa, waxaana keliya oo la iibin karaa inta keeyda dalka yaaley uu ka dhammaaneyo.

Go’aankan ayaa ka dambeeyey talo uu soo jeediyey guddi lagu aasaasey wareegto loogu magac darey ”wareegtada nashaqa dabeecadda” ee waddammada xubnaha ka ah ururka midowga Yurub. Guddigaasina hoowshiisu tahey sidey uga soo baaraandegi lahaayeen

Nashqad wanaagsan ee cimilada u roon ee leeyrarka iyo aaladaha korontada ee guryaha lagu isticmaalo, islamarkaana loo casriyeeyn lahaa si looga dhigo kuwo cimilada aan waxyeeleeyeen, ama loo yareeyn lahaa waxyeeladooda.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".