Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Nobelekonomi till Ostrom och Williamson

Ostrom iyo Williamson oo heley noobeelka-dhaqaalaha

La daabacay måndag 12 oktober 2009 kl 13.34
Ostro iyo Williamson oo heley noobeelka dhaqaalaha

Foto: Bertil Ericson/scapix

Biladda noobeelka dhaqaalaha ayaa sanadkaan waxaa si wadajir ah ugu guuleystey Elinor Ostrom iyo Oliver Williamson ,oo labaduba u dhashey dalka maraykanka.

Waxayna biladaas dhaqaalaha oo lagu xasuusto Alfred Nobel ku muteysteen , baaris qiimo leh oo ay ku sameeyeen sida loo maareeyo iskaashiga dhaqaale .

Elinor Ostrom waa haweeneydii ugu horeeysey oo ku guuleysata ilaa iyo afartankii sano oo ay biladaani jirtey.

Shan haween ah ayaa sanadkaan ku guuleystey biladda Noobeelka ,waana tiradkii ugu badneyd oo haween ah ,oo iyagu hal sano gudeheed jaa'isadaas ku guuleysta.

Elinor Ostrom waxay wax ka dhigtaa jaamacadda Indiana ee cariga mareykanka ,meesha Oliver Williamson uu isna wax ka dhigo jaamacadda kalifoorniya ee isla dalkaas.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".