Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Åtalad tar tillbaka erkännande om knivdåd

Qirashadii dilka oo lala laabtey

La daabacay måndag 19 oktober 2009 kl 12.04

Qirashadii inankii 19-an jirka ahaa ee loo heeystey isaguna qudhiisu horey u qirtey inuu ka dambeeyey dilkii mindida ee marxuum Axmed Ibraahim Cali, oo ku magacdheeraa Romario ayaa maalintii Jimcada bishuna ku beegneeyd 16-kii Obtoober dib loo furey, iyadoona uu 19-an jirku dib ula noqdey qirashadii.

Ramario ayaa u geeriyoodey dhaawac ka soo gaarey mindi oktoober sannadkii ina dhaafey agagaarka xaafadda Kista. Maxkamaddii degmada oo dacwadan horey u qaadey ayaa oodda ka qaadey saddex dhallinyaro oo lagu eedeeyey iney dilkaa ka dambeeyeen ama gacan ku lahaayeen, iyadoona uu xeerilaaliyuhu abiil ka qaatery maxkamadda Rafcaankana la hor geeyey dhallinyarada saddexda ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".