Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Sändningen från Göteborg

Ogeysiis

Publicerat måndag 19 oktober 2009 kl 13.58

Idaacadda caalamiga ah ee Iswiidhan waxay ogeysiineysaa dhammaan dhageeystayaasheeda ku dhaqan magaalada Göteborg iyo nawaaxigeeda in ay kulan rayi' isweydaarsi ah kula yeelan doontaa Magaalada Göteborg gaar ahaan maktabadda xaafadda Hjällbo, maalinta khamiista ah oo ay bisha oktoobar tahay 22, waayo Idaacadda caalamiga ah ee Iswiidhan waa idaacad howlaheedu la xiriiraan baaraandegga bulshada Iswiidhishka. Isla maalintaas waxay laanta afsoomaaligu si toos ah bartamaha xaafadda Hjälbo uga soo gudbin doontaa barnaamijkeeda khamiista oo bixi doona saacaddu marka ay tahay 14:30.

Dhanka kale madaxda Idaacadda caalamiga ah ee Iswiidhan iyo qaar ka mid ah shaqaalaha laanta afka soomaaligu,waxay kulan la yeelan doonaan dhageeystayaasha laanta afsoomaaliga saacaddu markay tahay 15:30 ilaa iyo 17:00 galabnimo. Ugu dambeyntii madaxda iyo shaqaalaha laanta caalamiga ah ee idaacadda Iswiidhan waxay idinku soo dhaweeyneeysaa gacma furan. Fadlan haddii aad haysid wax talo iyo tusaale ah guji halkaan.

Fadlan fikradaada ka dhiibo barnaamijyadeena

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".