Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Reinfeldt avgår om det hänger på SD

Ra'iisal wasaaraha dalkan Sweden oo la'shaqeen doonin SD.

La daabacay fredag 23 oktober 2009 kl 20.26
Ra'iisal wasaaraha dalkan Sweden Fredrik Reinfeldt

Ra'iisal wasaaraha dalkan Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa sheegay in uu is rasmi ah iskaga casili doono jagadiisa,hadii ay ku xirnaato wada shaqeenta, xisbiga xagjirka ah ee Sverigedemokraterna

Ra'iisal wasaaraha dalkan Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa sheegay in uu is rasmi ah iskaga casili doono jagadiisa,hadii ay ku xirnaato wada shaqeenta, xisbiga xagjirka ah ee Sverigedemokraterna oo la saadalina hayo in uu xibno ku yeelan doono baarlamaanka dalkan Iswiidhan, doorashada soo socota ee dhici doonta 2010 ka.

Dhinaca kale waxuu ra'iisal wasaarahu soo dhaweeyay gacan wada shaqeena u fidiyey xibiga cagaaran (M), kaas oo uu sheegay ineey isku siyaasad dhaw yahaiin. Waxaa isla arinkaan ka hadlay hogaamiyeha xisbiga shacabka Jan Björklund (FP) oo sheegayin eey xisbiyadda garbka midig isbaheysi la'yeelan karaan xisbiga cagaaran (M)

Madaxa xisbiga cagaaran Peter Eriksson (miljöpartiet), ayaa aad ugu faraxsan in xisbiyadu ku tartama hayaan, uuna xisbigiisu siixoogeeys sana hayo. Waxuuse hoosta ka xariiqay inuusan aaminsaneen waka ka soo yeeray hogaamiye yaasha garabka bidix. Ujeedadooduna ay tahay jaro habaabin iyo qas.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".