Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Yrkade på fängelse i Romariomål

Dacwadii Romario

Publicerat fredag 23 oktober 2009 kl 21.53

Duhur nimadii jimcaha, ayaa lahor keenay maxkamadda racfaanka dacwadii dilkii mindida ahaa ee loo geeystey marxuum Axmed Ibraahim Cali, oo ku magaca dheeraa Romario. Dacwadan oo ay horey u qaadey Maxkamada degmada,ayuusan ku qancin go,aamadeedii xeerilaaliyahii uuna abiil ka qatey, asaga oo codsadey in xabisyo iyo cinqaabo lagu qaado dhallinyaradii lagu soo eedeeyey iney ka dambeeyeen dilkaa ama ay ka qeeyb qaateen.

Duhur nimadii jimcaha, ayaa lahor keenay maxkamadda racfaanka dacwadii dilkii mindida ahaa ee loo geeystey marxuum Axmed Ibraahim Cali, oo ku magaca dheeraa Romario. Dacwadan oo ay horey u qaadey Maxkamada degmada,ayuusan ku qancin go,aamadeedii xeerilaaliyahii uuna abiil ka qatey, asaga oo codsadey in xabisyo iyo cinqaabo lagu qaado dhallinyaradii lagu soo eedeeyey iney ka dambeeyeen dilkaa ama ay ka qeeyb qaateen. Marxuumka ayaa u geeriyoodey dhaawac ka soo gaarey mindi ay dhallinyaro siyaabo kala duwan u hadlay u geeysteen bishii oktoober sannadkii nasoo dhaafey iyaga oo isku faro saaray agagaarka xaafadda Kista. xeerilaaliye,Ewa Tvengström waxuu ka dalbaday maxkamadda racfaanka ineey ku xukunto 7sano ninka ugu tuhunka culis, kan 20-an jirkaan 3 sano iyo 17-da jirka hawlo iskaa wax u qabaa. Dhallinyaradan oo lagu eedeeyey iney ka dambeeyeen dilkii ama gacan ay ku lahaayeen marxuum Axmed Ibraahim Cali, ayeey maxkamadda racfaanka go'aankeeda soo gudbin doontaa 6-da bisha noofambar.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".