Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Al Barakaat har strukits från FN:s terrorlista.

Shirkaddii Al-baarkat oo liiska madoow laga saarey.

La daabacay måndag 26 oktober 2009 kl 14.50
Xafiiska Al-arkaad ee Stockholm

Qarammada midoobay ayaa ka saartey liiska madoow ee argagixisadda shirkadii al-barkat ee xawilaada, qeeybteedda dalkaan Iswiidhan. Shirkadda Al-baarkat qeeybteeda xawilaadda ayaa muddo siddeed sano ah ku jirtey liiska QM ee dhanka, kaas oo ka dacwooday ururka Al-barkat ee fadhigiisu yahay magaalada Stockholm. Go'aankan ayaa farxad galiyey qareenka ururka Al-barkat Thomas Olsson oo sheegay inuu hada u hawl gali doono sidii xanibaada loga qaadi lahaa lacagta malyanka gaareeysa ee laga heeysto Shirkada.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".