Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Allt fler somalier söker asyl i Sverige

Qaxootiga Soomaaliyeed oo ku sii kordhaya Sweden

La daabacay måndag 11 januari 2010 kl 13.41
Qaxooti somaliyeed

Waaxda socdaalka ee wadanka Iswiidhan ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka qaxooti doonkaa ee somaliyeed ay si xowli ah u soo kordhayaan dalkaan Iswiidhan, kaddib markii ay maxkamada qaxootigu u arqtay in magaaladda Muqdisho iyo meelaha u dhaw dhawiba ay ka yiraan dagaal hubeeysan. Waaxda socdaalkuna ay balanta qaadeen ineey sharciyada siinayaan dadka ka soo carara magaaladda Muqdisho iyo meelaha kale ee dhibku ka socodo.

Qaxooti doonka Afkhanstaan ayaa kamid qaxootiyada sii badan ahaya, meesha ay markii hor tiradda ugu badan ka imaan jireen dalka Ciraaq. Sanadkii 2009 ayeey aqbaleen dalkaan Iswiidhan qaxooti gaaraya 21300 kuwaas oo badankood ka soo baxsaday dagaaladda ka socda Soomaaliya Ciraaq, iyo afqansta.

Qaxootigaan soomaliyee ee noqdey qoxootiga ugu tiradda badan ee laqaabilay sandkii tegay ayaa lagu qiyaasan 5000 oo ruux, ku waas oo iskugu jira caruur, dhalin yaro iyo dad waaween. Waxaase aad ugu badan dhalin yaradda kali socodka ku timaada dalkan Iswiidhan(ensamkommande asylsökande barn). Bishii novenbar ee sanadkii hore waxaa qaxooti weeydiistey dalkaan Iswiidhan 115 caruur, dhalin yaro kali socodda oo ka yimid Somalia sida ay sheegteen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".