Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Facken upprörda över GM:s besked

Shaqaalaha Saab iyo shaqo joojin

Publicerat tisdag 12 januari 2010 kl 10.48

Shaqaalaha shirkadda Saab Automobile ayaa maanta shaqa joojin ka sameeynaya xarunta warshadda Saab ay ku leedahay magaaladda Trollhätten.

Paul Åkerlund oo isagu ah madaxa ururka shaqaalaha ee IF Metal ee Saab ayaa sheegey in shaqaalaha shirkaddaas Saab ay aad iyo aad uga xanaaqsan yihiin mawqifka isbad-badalka badan ee shirkadda General Motors taas oo mar leh Saab waan xireeynaa marka kalana leh shirkado Saab naga iibsada ayaan wadahadalo kula jirnaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".