Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Omfattningen av jordbävningen ofattbar

Dhimashada iyo khasaaraha oo sii kordhaysa Haiti

Publicerat torsdag 14 januari 2010 kl 11.10
Dhismaha guryahii dumey oo dadlaga gooba hayo. Foto: Julie Jocobson/scanpix

War bixintii ugu danbeeyey ee dhul gariirkii sababay khasaaraha baaxada weenaa ee ku dhuftay dalka Haiti ayaa sheegahaya in khasaarahu uu aad uga baaxadweyn yahay sidii lagu qiyaasahayey.

Khasaaraha ilaa imika la sheegayo ayaan aheen mid xaqiijina haya dhimashadda ama caawaca, dadka iyo dhismooyinka toona. Waxaase ilaa iyo hada la sheegay in ay dhinteen boqol kun oo qof walina laga cabsi qabo in dhimashada Haiti ay gaadho intaas ka badan.

Dhinaca kale wasiirka wasaaradda kaalmada caalamka soo koreya Gunilla Carlsson, ayaa sheegtay ineey diyar u yahiin sidii ay caawinaad ula gaari lahaayeen dalka Hiati, ayna wadda tashi iyo wada shaqeen la'leeyihiin Qarmadda midoobay (FN).

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".