Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Extra vasindoser

Hargabka doofaarka iyo talaalkiisa

Publicerat torsdag 14 januari 2010 kl 14.48

Dalkaan Iswiidhan ayaa laga talaaley cudurka hargabka doofaarka ama hargabka cusub qiyaastii dad gaaraya inta u dhaxeeysa boqolkiiba 60 ilaa 65,laakiin dhanka kale dalkaan Iswiidhan oo dalbadey 18 malyan oo talaalka cudurkaas hargabka doofaarka ah ,ayaa hadda ka fakaraya sidii ay ka yeeli lahaayeen daawooyinkaas dheeraadka ah.

Anders Tegnell oo isagu ah madaxa cuduradda faafa u qaalisan golaha bulshada dalkaan ee loo yaqaano Socialstyrelsen ayaa sheegey in waxyaalaha ay ku fakarayaan ay ka mid tahay in ay cid kale ka iibiyaan daawooyinkaas dheeraadka ah ama laga yaabo in ridada dheer qaar daawooyinkaas ka mid ah ay daadshaan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".