Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Partiledardepatt i riksdagen

Dooddii hogaammada xisbiyada

Publicerat onsdag 20 januari 2010 kl 15.05
Foto: Bertil Ericson/Scanpix.

Maanta oo arbaca ah bisha oktoobarna tahay labaatan sanadka 2010-ka waxaa xarunta baarlamaanka ee dalkaan Iswiidhan markii ugu horeeysey sanadkaan , hardi isku-darey hogaamiyayaasha xisbiyada xubnaha ku leh baarlamanka dalkaan Iswiidhan.

Hawlaha la xiriira shaqada,canshuuraha iyo caymiska bulshada ayey ahaayeen waxyaabihii ugu waaweeynaa oo ay labada garab isku heeysteen,waa xisbiyada ku midoobey haysashada awoodda dalka iyo kuwa mucaaradka.Waxaana la oran karaa waxaa maanta halkaasi ka biloowdey tartankii doorashada oo sideed bilood ay iminka ka dhiman tahay.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".