Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Du kan rösta fram årets stockholmare

Codkaaga ka dhiibo shiqsiga sanadka Stockholm

Publicerat fredag 22 januari 2010 kl 14.08
Kaddafi Hussein, usharaxan shaqsiga sandka Stockhol

Kaddafi Hussein oo loo aqoonsaday ka mid tartanka shaqsigii Stockholm ee sanadka.

Kaddafi Hussein ayaa ku haysta dhibcaha ugu badan doorashada shiqsiga Stockholm. Tartankaan oo lagu bixiyo abaal marin, ayna dhigeen Joornaalka Stockholm City. Socona hayey na mudo shan sansanaa ayeey inta badan ku guuleeysan jireen dad caana.Kaddafi Hussein waxuu hadan ku jiraa dadka lasoo xushay loona aqoonsaday ineey wax wanaagsan qabteen sanadkii 2009.

Kaddafi waxuu horjooge ka yahay mashruuc dhalin yaro oo ka furan xaafada Rinkeby oo ku taala waqooyiga Stockholm. Kaddafi Waxuu mudo ku hawlanaa wadista caweeysyada dhalin yarada, taas oo siduu sheegay dhibaatooyin kala soo darseen culimada xagjirkaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".