Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Ericsson gjorde miljardvinst men sparar

Ericsson iyo shaqaale dhimid

Publicerat måndag 25 januari 2010 kl 13.18
Shirkadda telefoonnada ee Ericsson.

Shirkadda telefoonnada ee Ericsson ayaa shaacisay iney shaqaalaheeda dhimi doonto lix kun iyo shan boqol oo ka mid ah. Warkaasi ayaa saaka lagu shaaciyay warbixin la xiriirtay dhaqaalaha shirkadda ee saddexdii bilood ee ugu dambeeyey.

Bishii Jannaayo ee sannadkii tagay 2009 ayuu maamulka shirkadda Ericsson sheegay iney dhimi doonaan shaqaale gaarsiisan shan kun oo ruux, iyadoona kun shaqaalahaa ka mid ah ay ka hoowlgalaan dalka Iswiidhen. Waxaanse illaa hadda cadeeyn in tiradu intaa ka badnaan doonto iyo in kale. Dhanka kale marka laga eego waxey shirkadda Ericsson macaashtay sida warbixinta ku cad saddexdii bilood ee ugu dambeeyay dhaqale gaarsiisan 6,7 milyaard ee koronka iswiidhishka, halka ey isla mudaddaa sanadkii ka horeeyay macaashtay sagaal milyaard.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".