Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Reinfeldt lovar sänkt skatt till pensionärer

Doodii xisbiyada qaranka

Publicerat måndag 25 januari 2010 kl 13.52
Labdad hogaamiye ee labada xisbig ee kala ah xisbiga garbka midig ee Moderaterna iyo xisbiga garabka bidix ee Socialdemokratiga. Foto: Maja

Habeenimadii axada ee bisha janwari ay aheed labaatan iyo afar sanadka 2010-ka waxaa Tiifiiga qaranka ee Iswiidhan barnaamijka Agenda markii ugu horeeysey sanadkaan , ay isku soo hor istaagey labdad hogaamiye ee labada xisbig ee kala ah xisbiga garbka midig ee Moderaterna iyo xisbiga garabka bidix ee Socialdemokratiga.

Habeenimadii axada ee bisha janwari ay aheed labaatan iyo afar sanadka 2010-ka waxaa Tiifiiga qaranka ee Iswiidhan barnaamijka Agenda markii ugu horeeysey sanadkaan , ay isku soo hor istaagey labdad hogaamiye ee labada xisbig ee kala ah xisbiga garbka midig ee Moderaterna iyo xisbiga garabka bidix ee Socialdemokratiga.

Hogaamiyaha xisbiga garabka midig Fredrik Reinfeldt (M) ayaa sheegay in uu ka dhimi doono canshuurta dadka waayeelkaa, uuna horey uga dhimey.Mona Sahlin, hogaamiyaha xisbiga garabka bidix ee Socialdemokratiga ayaa dhaleeceysay siyaasada xisbiga Fredrik Reinfeldt iyo xulufadiisa oo ah kuwa iyagu kuwa haya taladda wadanka, waxa ayana sheegtay haddii ay ku guuleeystaan xisbiyada mucaaradku doorashadan dhici doonta bisha Septeembar ee sanadkan ineey wayaabo badan waxka badali doonto.

Doodaan uu qabtey Tiifiiga qaranka ee Iswiidhan barnaamijkiisa Agenda ayaa labada hogaamiye ku falan qeeyeen qodobada yakamidka yahiin. Guud ahaan hawlaha la xiriira dhaqaalaha, canshuuraha qidmada laga qaado dadyoowga gaboobay, kuwa xannuunsan iyo caymiska bulshada. Dhamaan qodobadas ayeeysan isku waafaq saneen labadan hogaamiye. Dhinaca kale tiro koobkii ugu danbeeyay ee labada garab ee siyaasadeed ee dalkaan ayaa lagu shaaciyey in xisbiyada garbka bidixi hogaamina hayaan ayna heeystaan 51,8 boqolkiiba meesha xisbiyadda garabka midigi ay heestaan 41,5 boqlkiiba waa xisbiyada talada dala hayee.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".