Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Jämställdhetspolitik

Siyaasada sinaanta

Publicerat måndag 25 januari 2010 kl 17.42

Ra'iisal wasaare Fredrik Reinfeldt (M), ayaa sheegay muhiimada ay leedahay sinaanta ragga iyo dumarka, taas xaq dhawristeeda saameyn weyn ku yeelaneeyso mustaqbalka dalkan Iswiidhan. Ra'iisal wasaaruhu waxuu yiri maruu maantey la hadla hayey radiyo Iswiidhan laanta wararka ee Ekot, ineey jiraan haween aqoontooda iyo caqligoodu sareyo oo mar mar siyaabo kala duwan nin looga horsiiyo jago ku habooneeyd. Tas iyo dhamaan xaqdarooyinka ay tirsana hayaanba waamid ay siyaasada xisbigeenu wax ka badala hayo. Waxaana dae dar galineeynaa siyaasada cusub ee xisbigeena aan ugu magaca darney siyaasada sinaanta.

Waxuu ra'iisal wasaaruhu sheegay in dumarka,oo la hor mariyo isla markaana kor looqaado tayada goobaha ay ka shaqeeyaan ay dhimeyso qilaafka qooysaska iyo burburka qooysaska. Xisbiyada gacan saarka la'le ayaan ku raac saneen siyaasadas.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".