Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Varning för nytt snöoväder

Digniin isbedal ku dhaca hawada

Publicerat tisdag 26 januari 2010 kl 12.39
Dumar baraf garaacey Foto:Cris Pizzello/Scanpix

Hayadda saadalinta hawada ee magaceeda loo soo gaabiyo SMHI, waxay digniin ka bixisay in uu nagu soo fooleeyahay qaboow xad dhaaf ah kaas oo hadda ka biloowday waqooyiga Iswiidhan. Qaboowgaani wuxuu halis galin karaa shaqsiga, sidaas darteed waxeey ha'yadu ugu baaqeeysaa shacabka reer Iswiidhan gaar ahaan kuwa ku sugan waqooyiga Iswiidhan in ay guryaha kaga xaroodaan markii ay la kulmaan qaboow xad dhaafa ah.

Dhinaca kale waxeey ha'yada saadalinta hawadasheegtay in bari aya oo khamiisa dhammaan dalka saameeyn doonto dabeeyl xoogan oo baraf wadata, taasina ay cabsideeda leedahay.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".