Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
BRA START FÖR HJÄLP HAITI

Dhaqaale loogu yaboohay Haiti

Publicerat tisdag 26 januari 2010 kl 14.05
Baaxadda masiibada ka dhacday Haiti. Foto: Gerald Herbert/Scanpix.

Muddo 12 maalmood ah oo dhaqaale loo ururinayey masiibada ka dhacday Haiti ayay bulshada iswiidhishku yabooheen dhaqaale gaarsiisan 107 malyan oo koronka iswiidhishka ah, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay daladda ururrada ururinta mucaawinnada ee madaxa bannaan, marka magaciisa la soo gaabiyana loo yaqaan (FRII).

Sabtidii ina dhaaftay oo ay si wada jir ah dhaqaale loogu ururinayay ayna iska kaashadeen FRII iyo idaacadda leeyska daawado ee TV4, ayaa lagu ururiyay dhaqaale gaaraya 11,2 malyuun oo koronka iswiidhishka ah - Waa bilow aad iyo aad u wanaagsan ayuu sheegay agaasimaha guud ee ururka FRII, Erik Zachrison, mar ay wareeysi la yeelatay heyadda wararka ee TT.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".