Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
CSN i jakt på fuskare

CSN oo dabagal wada

La daabacay torsdag 28 januari 2010 kl 15.17
Astaanta hey'adda kaalmaynta waxbarashada

Hey'adda kaalmaynta waxbarashada oo soo gaabiyeyo magaceeda CSN, oo shaacisey ineey dardar galin hayaan sidii ay dabagal ugu sameen lahaayeen 20 000-kun oo qof oo ay uga shaki qabaan in si isdaba marina ku qaateen dhaqaalaha deeqda ee waxbarashada.

Afhayeenka saxaafada ee hey'adda kaalmaynta waxbarashada Klas Elfving, ayaa sheegay hawshaas fulinteeda ineey u shaqaaleeysiiyeen shaqaale gaara haya sideed qofood.

Ilaa iyo sanadkii 2006, waxaa sii labo jibaarma hayey dacwooyinka ay hey'addu gaarsiiso booliska, iyada oo ay hay'addu ka cabaneeyso dhaqaalo ay dad badanin si musuq-maasuqa nimaa uga qaateen Hey'adda iyaga oo sheegay ineey waxbarasho buuxda dhigtaan.

Sida uu sheegay afhayeenka saxaafada ee hey'adda kaalmaynta waxbarashada Klas Elfving, maruu la hadala hayey Tt-da ineey ku rajo ween yahiin ineey soo ceshtaan ama soo dhacsadaan dhaqaale gaara haya 10 miljan oo kroron.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".