Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Svensk Libyenaffär

Xiriirka Iswiidhen iyo Liibiya

Publicerat torsdag 4 februari 2010 kl 13.50

Hoggaanka maamulka dawladda Iswiidhen ayaa la sheegey iney gacan ku leedahay meel kaga dhaca xuquuqda bani’aadamka lana xiriira doodda ka socota dalka Liibiya, sidaasi waxaa sheegtey heyadda u doodda xuquuqda bani’aadamka ee Amnesty.

Amnesty ayaa sheegtey iney aaduga soo horjeeddo booqashada wasiirka ganacsiga ee dalkan Iswiidhen Eva Björling carrigaa ku martay, dalkanina ku caawinay shirkadda madaxa bannaan ee saadaalinta inay ka iibiyaan dalka Liibiya qalab la xiriira sidii loo xakameeyn lahaa doonyaha ey ku socdaalaan qaxootiga dalkaasi ka soo haajira kuna wajahan waddammada dhaca qaaradda Yurub. Dawladda Liibiya ayey horey go’aan u wada gaareen dalka Talyaaniga, go’aankaasina oo dhaleeceeyn dusha looga tuuray.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".