Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
HBT Migrationsverket

Laanta socdaalka Iswiidhan oo koorosh furtey

Publicerat tisdag 9 februari 2010 kl 14.50
Calanka qaniisiinta. Foto: Bernat Armangue

Laanta socdaalka Iswiidhan ayaa biloowday mashruuc cusub oo luugu talagalay in la siiyo koorosh waxbarasho shaqalaha gacanta ku haya arimaha qaxootiga ay su'aalahoodu quseeyaan waxa loo yaqaano homosexuella, bisexuella-ha ama qaniisyada. Mashruucan oo ujeedada ka danbeeysaa tahay in gacanyareyaasha ka shaqeeya laanta socdaalka ay helaan aqoon ku saabsan arrimahaas iyo shaqsiyaadka soo galootiga ah oo magangalyada dalkan weydiista oo arrimahaas isku dhiiba.

Sofia Sjöö waa haweeneeyda hogaanka u heysa mashruucaan,waxeeyna sheegtay in ay laantan socdaalku ay tahay hay'addii ugu horeeysay ee dawliya oo fulisa mashruucaan ku wajahan kor u qaadista aqoonta shaqaalaha arimaha qaniisiinta.

Iyada oo hadalkeeedii siiwadatana waxeey sheegtay in hadafka laga leeyahay mashruucan uu yahay in gacan hayeenadda dadkaas qaniisiintaa iyo dhamaan shaqaalaha laanta socodaalkuba yeeshaan foojig-naan qoto dheer oo la xirriirta shaqsiyaadka qaniisiiyiintaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".