Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Sifomätning

Saadaalin taageerada xisbiyada

Publicerat tisdag 16 februari 2010 kl 08.31

Tirakoobkii ugu dambeeyey ee ay sameeysay heyadda tirakoobka iyo saadaalinta ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano Sifo, ayaa lagu ogaaday inuu sii yaraanayao farqiga u dhaxeeya garabyada xisbiyada ku looltamaya doorashada foodda innagu soo heeysa ee 2010.

Xisbiyada saddexda ee mucaaradka ayaa illaa iyo iminka sida saadaalinta ku cad heley taageero gaarsiisan 49% ee codadka bulshada, halka afarta xisbi ee awoodda dalka gacanta ku hayaa saami u yeesheen 45,6%. Isbedellada lagu ogaaday saadaalinta ayey ka mid tahay taageerada xisbiga mucaaradka ee Socialdemokrat-ku hoos ugu dhacday gaarteyna 34,6%. Waana tiro ka hooseeysa middii uu xisbigaasi saamiga u helay doorashadii ugu dambeeysay ee sannadkii 2006-dii.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".