Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Flar får vaccin mot livmoderhalscancer

Dhammaan gabdhaha oo laga talaalayo kansarka ilam-galeenka

Publicerat tisdag 16 mars 2010 kl 11.32
Foto: Jens Prytz/SR Skaraborg.

Dhammaan gabdhaha dhigta fasalka shanaad iyo kan lixaad ayaa hadda laga bilaabo xilliga deeyrta fursad u helaya in laga talaalo kansarka gala ilma-galeenka.

Kharashka ku baxaya talaalkaan ayaa ka raqiisnaan doona sidii markii hore la filayey waxaana talaalkaas heli doona gabdha badan oo dhigta dugsiyada hoose/dhexe,sidaas waxaa sheegey Bo Cleasson oo ka hawlgala hay'adda Iswiidhan u qaabilsan kumuunada iyo maamulka caafimaadka.

Talaalkaan ayaa ka difaacaya laba fayrus oo ah kan loo yaqaano HPV,kuwaas oo dhaliya kansarka ilma-galeenka.

Waxaana muhiim ah si talaalkaani hortag buuxa oo cudurkaas ah u sameeyo,in gabadha la talaalayaa aysan galmada ku firfircoonaan ka hor inta aan irbadda talaalka lagu durin.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".