Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
USA försvarar Israels rätt att borda konvoj

Mareykanka oo difaacay Israa'iil

Publicerat torsdag 3 juni 2010 kl 12.27

Madaxweyne ku xigeenka dalka mareykanka, Joe Biden ayaa difaacay weerarkii ay Dawlada israa'iil ku qaaday maraakiibtii caawinaada siday "ship to Gaza",ayna ku dileen 19 qof oo u halgamahayey nabadda ayna ku dhaawaceen kuwo badan, ayuu sheegay Joe Biden in ay xaq u leedahay Dawlada israiil in ay is difaacdo iyo in ay baadhitaan ku sameeyaan maraakiibta iyagu ku socda marinka Qaza,iyo meelha laga soo tuuro Gantaalada,hadalkaas oo ulajeedo Ururka Xamaas.

Warkaas wuxuu sheegay mar uu shalay wareeysi siiyey telefashin laga leeyahay dalka mareykanka, wuxuu kale oo mareykanku ka hor yimid,eedayntii ay hey'aadda ah u ololeeya Xuquuqda Aadamha sida Amnesty International iyo Qaramada middobay ujeediyeen Dawlada israa'iil. Madaxweyne ku xigeenku waxuu eedii dhacaday dusha uga tuuray soo qaban qaabiyey yaashii maraakiibtaas

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".