Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

xayiraad lagu soo rogay maraakiibta dalka Israel

Publicerat torsdag 3 juni 2010 kl 16.55
Foto: Björn Larsson

Ururka shaqaalaha dakadaha dalkaan Iswiidhan ayaa sheegey in ay ku dhaqaaqayaan xayiraad lagu soo rogo maraakiibta dalka Israel iyo alaabooyinka ka imaanaya ama loo dirayo dalka Israel ,taasina waa mid ay uga jawaabayeen weerarkii loo geeystey kolanyadii maraakiibta aheeyd ee ship to Gaza halkaas oo sagaal qof oo mutadawac ah lagu diley maalintii isniinta aheeyd ee la soo dhaafey. Xayiraadaan ayaa dhaqangali doonta 15 juun ,waxayna socon doontaa ilaa iyo 25-ka juun

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".