Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Färre sängplatser i vården

Isbitaalada oo sariiruhu ku yaraadeen

La daabacay fredag 4 juni 2010 kl 09.51

Isbitaalada dalkaan ayaa waxaa ku yaraadey sariiraha bukaanka la seexiyo taas oo dhibaato u keentey bukaansocodka iyo shaqaalaha rugaha caafimaadka labadaba.

Warbixin cusub oo ay soo saartey hay'adda Socialstyrelsen ayaa muujisey in tobankii sanoo la soo dhaafey ay tirada sariiraha isbitaaladu hoos u dhaceen qiyaastii ilaa 7 000 oo sariirood,taas oo raad xun uga tageeysa badbaadada bukaansocodka iyo tayada daryeelka caafimaad labadaba.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".