Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Gisslandrama utanför Örkelljunga

Afduub dhicisoobey

La daabacay fredag 4 juni 2010 kl 16.16
Foto: Malin Nilson/SR Kristianstad

Maanta ayaa gacanta lagu soo dhigey qof isku dayey in uu afduub ka sameeyo xarun hay'adda socdaalku ku leedahay Ljungaskorg oo ku taala duleedka magaalada Ökelljunga.

Booliiska ayey duhurnimadii maanta u suuragashey in ay gacanta ku soo dhigaan nin weerarey goob qaxootiga lagu hayo,kaas oo dhaawacay hal qof oo isbitaalka loola cararey.

Qofkaan dhaawaca geeystey afduubkana isku dayey ,ayaa ka mid ah dad qaxooti ah oo la go'aamiyey in dib loogu celiyo goobihii ay markii hore ka yimaadeen, sida ay idaacada Iswiidhan u sheegtey Sofie Österheim oo ka tirsan booliiska Skåne.

Shaqaalaha ka hawlgala goobtaas falku ka dhacay oo qaxootiga lagu hayo ,ayaa la geeyey goob kaleeto oo nabdoon si nabadgalyadooda  loo sugo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".