Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
230 piloter strejkar

Duuliyayaal shaqada joojiyey

La daabacay måndag 7 juni 2010 kl 10.06
Foto: Scanpix.

Duuliyayaal ka hawlgala afar shirkadood oo diyaaradeed ayaa maanta bilaabey shaqa joojin,ka dib markii  maalintii shaley ay burbureen wadahadalo gorgortan ah oo dhexmarey iyaga iyo shaqabixiyayaashooda.

Duuliyayaashaan shaqada joojiyey ayaa dhan ilaa iyo 230 duuliye,waxayna shaqa joojintoodu saameeyn ku yeelan doontaa ilaa iyo labaataneeyo jiho oo ah duulimaadyada diyaaradaha gobolada u kala goosha .

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".