Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Stenkastning i Göterborg

Rabshado ka dhacay Göteborg.

La daabacay måndag 7 juni 2010 kl 16.08
Foto: Agneta Nilsson

Laga soo bilaabo maalintii Jimcaha ilaa iyo habeenimadii axadda ayaa rabshado iyo qulqulatooyin ka socdaan xaafadda Tynnered oo ku taala duleedka magaalada Göteborg.

Dab ayaa waxaa la qabadsiiyay xafiiska bulshada ee xaafaddaas iyo dugsi hooseDhexe ah.

Booliiska ayaa isku dayey in uu arintaan wax ka qabto,laakin taasi uma suurtagalin oo waxaa lagala hortagay dhagaxtuur iyo qalallaaso arintaasina waxay kaliftey in booliskii goobtaas dib uga baxo.

Dadka deegaanka ayaa ku seexdey walwal farabadan habeenadii Sabtida iyo axadii la soo dhaafay.

Booliiska ayaan ilaa hadda wax dad ah u qabqaban rabashadahaas ka dhacay Göterborg,sidoo kalana lama soo sheegin dad dhacdooyinkaas ku waxyeeloobey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".