Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Flyktingbarn gömmer sig

Qaxooti dhuumasho ku jira

La daabacay tisdag 8 juni 2010 kl 09.59

In ka badan kalabar dhallaanka qaxootiga kali socodka ah oo sugaya in dib loogu celiyo dalka Malta ayaa dalkaan gudihiisa ku dhuumaaleeysta ,sidaas waxaa lagu sheegey warbixin ka soo baxdey hay'adda socdaalka.

46 dhallaankaas ka mid ah oo sanadkaan gudihiisa Malta loo masaafurin lahaa iyo 26 kaleeto oo sanadkii 2009-kii iyana dib loo celin lahaa ayaa dhuuntey.

xaaladda daryeel ee caruurta iyo dhallaanka qaxootiga kali socodka ah oo ku sugan dalka Malta ayaa dhib weeyni ka jirtaa sida ay sheegtey Anna Lundberg oo ah baare Iswiidhaish ah ,waxayna intaas ku dartey in aan dhallaankaas laga haqabtirin xuquuqdooda sharci oo aasaasiga ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".