Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Fortsatt oroligt i Rinkeby

Rabshado wali ka taagan Rinkeby

La daabacay onsdag 9 juni 2010 kl 11.30
Foto: Fredrik PerssonScanpix

Rabshadihii ka bilawday Xafada Rinkeby iyo Tensta ee waqooyiga magalada Stockholm, maalinkii Talaadadii,ayaa xalay cirka isku shareeray,kadib markii dhalinyaro xanaaqsan isku dayeen in ay dab qabad siiyaan xarunta Poliska ee dagmada Rinkeby.

Taasi oo aan u suurtagalin dhalinyaradii,lakin waxay ku guuleysteen in ay gobaan,xarun waxbarasho,kuna dhaxtaalay Rinkeby Skolan,waxaa kale oo ay gubeen Baabuur iyo Mootooyin.Skuulka Rinkeby maanta waxay leeyihiin xidhitaankii Skuulka,waalidiin badan iyo shaqaalaha xaafadauba waxay ka muujiyeen  arintan soo koradhay walwal iyo walaac .waxayna u arkaan in Poliska iyo laanta dabdamiska intuba, waxba ayna kaqabanin arintan iyaga oo sheegay in ay aad uga soo daaheen wakhtigii loogu talagalay in ay ku imaadaan goobta.

dad farabadan oo isoogujiray waalidiin iyo dhalinyaro ayaa isoogu soo baxay xalay xaafada rinkeby kuwaas oo qaarkood usoo daawashatagay,qaarka kalana isku dayi hayeen in arintan wax kaqabtaan, lakin uma suurta galin,

ilaa iyo haatan macada arintan cida kadambaysa, daba dana kasoo riixihaysa dhalinyaradan iyagu gadoodsan,laakin Polisku dad ayuu uqabqabtay arintan walina waxaa socota baadhitaankii.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".