Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Shaqada iyo dadyawga cusub

La daabacay torsdag 10 juni 2010 kl 10.05
Tobias Billström. Arkivbild. Foto: Maja Suslin/Scanpix

Dadyawga iyagu Quxuuti ahaan ku soo gala maalinwalba dalkan Sweden oo loo ogalaan doono,in maalinka ugu horaysa ee ay iska dhiibaan dalkan Sweden in ay xaq u yeelan doonan,in ay shaqeeyaan,kuna soo biiraan suuqa shaqada iyaga oo aan haysanin warqada shaqada,Sidaasna waxaa sheegay  Tobias Billström oo ah,Wasiirka soo galootiga,ee dalkan Sweden.

Tobias Billström oo ah,Wasiirka soo galootiga,ee dalkan Sweden.

Tobias Billström wuxuu sheegay mar uu siinhayay waysi idaacada Sweden in hada laga bilaabo Siyaasada Sweden ee ku adaan arimaha soo galootiga iyo quxuutiga ay noqon doonaan mid loo fiirindoono arimaha Bini adaan,nimada,waxaa kale oo uu sheegay Wasiirku in ay wanaajin doonan xaladaha dadka soo galootiga ah,

warkani wuxuu dhaqan gali doona laga bilaabo,1 augusti ee sanadkan 2010 waa sida uu sheegay Wasiirku.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".