Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Skolorna måste ta mobbning på allvar

Xaqiraadda iyo Iskuullada.

La daabacay tisdag 15 juni 2010 kl 13.49
dhalinyaro fadhida Iskool dhxdiis

Waxaa beryahan dambe soo badatay in iskuullada dhexdooda ay ka dhacaan Yasid iyo xaqiraad, si cadna saameeyn ugu yeelata arday fara badan. Middaa oo ey wax ka qaban waayeen skuulladu.

Jan Björklund waa wasiirka waxbarashada ee dalkan Iswiidhen wuxuuna qaba in lala xisaabtamo iskuullada wax ka qaban waaya una hogaansami waaya arrintan yasidda iyo xaqiraadda.
Wasiirku wuxuu sheegay mar uu siiyay wariye idaacada Iswiidhen laanteeda wararka, in marna ayna aqbali doonin in Iskuulku isku badalo goob ilmuhu ay ka cabsadaan in dhaawac loogu geeysto haddii ey tagaan. Iskuulku waa muhim in uu ahaado goob shaqo oo nabdoon oo ey nabad ku helaan Ardayda iyo Barayaasha intuba, sidaasna waxaa sheegay wasiirka waxbarashada ee dalkan Iswiidhen, Jan Björklund.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".