Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Irakutvisningar

Ciraaqiyiinta la masaafuriyo iyo yurub

La daabacay onsdag 16 juni 2010 kl 09.59

Golaha yurub "Europarådet" ayaa dawladda dalkaan Iswiidhan iyo dawlado kaloo yurub ahba ka codsadey in ay door weeyn ka ciyaaraan sidii ay dalalkaasi hay'adahooda socdaalka uga joojin lahaayeen masaafurinka khasabka ah oo ay kula kacayaan qaxootiga ciraaqiyiinta ah,sidaas waxaa sheegey Thomas Hammarberg oo golaha yurub u qaabilsan dhanka xuquuqda bani'aadanka.

Codsigaan ayaa yimid ka dib markii ay canbaareeyni dalalkaas uga timid hay'adda qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".