Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Debatten efter bröllopet

Dood dalkaan ka dhalatey arooskii ka dib

La daabacay måndag 21 juni 2010 kl 10.57
Foto: Jonas Ekströmer / SCANPIX

Ciidamada booliska ayaa sheegey in qiyaastii nus malyan qof ay ka soo qeeybgaleen xafladdii arooska reer boqor ee ka dhacdey maalintii sabtida bartamaha magaalada Stockholm,waxaa dalkaan gudihiisa ka bilaabatey dood ku saabsan raadka uu arooskaasi uga tagi karo nidaamka boqortooyada ee dalkaan Iswiidhan.

Dadweeyne farabadan  oo jidadka safnaa ayaa isha ku hayey gaadiidka ay saarnaayeen caruuska iyo cariisaddu,nidaamka iyo amniga ayaana aad loo adkeeyey halkaasna kama aysan dhicin wax dhabqiya xafladdaas arooska.

Xafladdaas arooska ayaa waxaa ka soo qeeybgaley hogaamiyayaasha xisbiyada

baarlamaanka dalkaan ku jira marka laga reebo Lars Ohly oo ah hogaamiyaha xisbiga bidixda ee Vänsterparti-ga ,kaas oo ka cudurdaartey ka soo qeeygalka xafladdaas arooska.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".