Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Krav på skyddad identitet inom rättsväsende

Kor u Kac Dadka Gabbaadka Hela

La daabacay torsdag 30 september 2010 kl 11.24
Tirada dadyoowga gabbaadka la siiyo oo sannadkii 6% kor u kacda.

Waxaa kor u sii kaceysa tirada iswiidhishka dalbada ama la siiyo xuquuqda in la qariyo cinwaankooda, ruuxa ey yihiin iyo wixii la mid ah si ammaankooda loo sugo uguna wacan tahay shaqada ey hayaan. Gaar ahaan marka laga hadlayo shaqaalaha ka hoowl-gala goobaha cadaaladda.

Tirada dadyoowga gabbaadka la siiyo ayaa kor u kacda 6% sannadkiiba.

Ururka shaqaalaha goobaha cadaaladda ee Jusek ayaa ku talo jira siduu ugu ololayn lahaa in suurtagal looga dhigo dhammaan shaqaalaha heyadaha cadaaladda in gabbaad la siiyo ciddii doonaysa.

Diiradda la saaray ammaanka shaqaalaha hayadaha cadaaladda ayaa ka dambaysay kadib qareen maxkamad ee ka socotay magaalada Malmö ay dacwaddii maxkamadda iska wareejisay hanjabaad daraadeed.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".